Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg baano.
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-ntay, -natay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin. 2. (f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.