baandhaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn.
baandhaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baandhee. ld baandhays (2), baandho.