baandhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-dheeyay, -dhaysay)

Macnaha:

  1. Turub, baandho ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur