baaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaqso. ld baaqsad, baaqsi.

baaqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid. 2. Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.

baaqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baaqsasho.

baaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baaqsasho.