baarashuud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo.