baari
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Culays, culaab. 2. ld baariyid.
- 1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid. 3. Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

