baariyam-salfeyt

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Adke cad oo ugu jira macdanta baraytyada si dabiici ah. B. s. kuma milanto biyaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

b

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur