baaryoon

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Macnaha:

  1. Markab ama doon dekad ka furasho, ka goosasho.