baasaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baasayso. ld baasaysad, baasaysi.

baasayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax inay shar leeyihiin aaminid.

baasaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baasaysasho.

baasaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baasaysasho.