baashaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.
  2. Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baashaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baashaal². ld baashaal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur