baashirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baashir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baashir

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur