baasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.
  2. Baal goray iwm iyadoo libin lagu muujinayo madaxsurasho. 2. Gammuun, baal ku dhegsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur