baasilas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Bakteeriya kasta oo qaab uleed leh ama u dhuuban sida usha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur