baatirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0