baatul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baatulid.
  2. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baatulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baatul². ld baatul¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur