baaweyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baawee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur