baaxaadegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaxaadeg². ld baaxaaddegid.

baaxaadeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.
  2. Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².

baaxaaddegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld baaxaadegid.