baayacad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baayacasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baayoco. ld baayacad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur