baaybal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur