baayir

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.
  2. Cayilid, wax buuran noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beenlow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin been badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beenaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nin been badan, beenlow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur