babacdhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld babacdhigid.
  2. U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

babacdhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg babacdhig². ld babacdhig¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur