babactamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg babactan². ld babactan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

babactan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld babactamid.
  2. Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur