babbasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg babbo. ld babbad.

babbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.

babbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan. 2. ld babbasho.