babcanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg babcan. ld babcanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

babcan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax gudub ama babbac loo dhigay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

babcanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld babcanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur