bacaacQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qalaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cida orgiga marka uu riyaha orgeynayo.Orgi qooqan ciyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00