bacadle
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya. 2. Meesha bacadluhu wax ku gato. 3. Awr rarey ah oo xoog badan.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha: