bacayr
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

