bacdamaa

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. ld maadaama.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maadaama

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama.

Lamidka: maaddaama

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur