bacrimane saygot

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)

Macnaha:

  1. (baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudarsanka bu'da ugxanta iyo xawada ama boodh faxalka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur