bacrimee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2. Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.

bacrimi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld bacrimee.