bacrin-la'anQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daawo) Awood la'aan in naagtu uur qaaddo ama ninku wax rimin kari waayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0