badad-birlabeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur