baddalo

Qaabnax: f.g/f.mg3

Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Macnaha:

  1. ld beddelo.

beddelo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive

Macnaha:

  1. 3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g) Wax, wax kale dhaafsasho. 2. (f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.