badfuran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld badfur.

badfur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadidka baddu uu jiro ama uu furanyahay. Badda Carabta, waqtiga jilaalka ah oo ay dhacayso dabaysha mansuunta ee ka immaanaysa lid-gufaacada Sayberiya, kolkaas oo dabayluhu fududyihiin Badda Carabta dusheeda, taas oo u wanaagsan badmaaxidda gobolkaas. ld badfuran.