badhiwale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adeege

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dadka u adeega.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur