badidhace
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (xis.) Walaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.
- 1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees. 2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac. 3. Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

