badsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:1. Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho. 2. Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0