baduugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baduug. ld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.

baduug

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.

baduugis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugid.

baduujin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugid.

baduujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugid.

baduuqid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugid.

baduuqis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugid.