bah-cadceed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ho ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.fal) Koox walax cireeddo ah oo ka kooban qorraxda, meereyaasha, oo ku dul meeraysta, meereyareyaasha (plannetoid or asteroid), seefta cirka, shuhuubaha, cirka-soo-dhacaha iyo dayax gacmeeddada ku meeraysta meerayaasha, sida dayuxu dhulka ugu meeraysto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur