bahardaacin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bahardaaci. ld bahardaacis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bahardaaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bahardaacis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bahardaacin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur