bahardaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Is b.: is ballaarin. 2. Is b.: is weyneysiin; isqaadqaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur