bahwadaag

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. 1. Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn. 2. Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.