bakhaarhayeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.