baqtifuulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.