bakhtii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld baqtii.

baqtii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.