bakteeriafayj
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baai.) Fayras ku dhex nool bakteeriyada. Mid kastaana waxa uu gaar u yahay hal nooc oo bakteeriya ah. Waxa uu si dhaqso ah ugu koraa una baabi'iya unugyada soorihiisa ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

