balaanktoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Kan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan laguma arko isha qaawan, oo deggan biyaha badweynada iyo badaha yaryar, oo cunto u ah kalluunka badda iyo abuur kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur