balaasmoodiyam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.l/dh)
Macnaha:
- (baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo leh bu'o badan oo ay ku wareegsanyihiin xuub balaasma.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

