balacsanaan

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg balacsan. ld balacsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld balacsanaan.