balanbalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld balbalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balbalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado. 2. Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur